Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 09-10-1446 oo waafaqsan 07-04-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.