Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 20-09-1446 oo waafaqsan 20-03-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.