Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaxo, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 15-12-1446 oo waafaqsan 11-06-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Sakariye Cumar.