Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 21-12-1446 oo waafaqsan 17-06-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Sakariye Cumar.