Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 22-01-1446 oo waafaqsan 17-07-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdifitaax Faarax.