Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 25-07-1446 oo waafaqsan 25-01-2025, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.