Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 25-10-1446 oo waafaqsan 23-04-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Sakariye Cumar.