Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 25-11-1446 oo waafaqsan 23-05-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Sheekh Cali.