Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 02-10-1446 oo waafaqsan 31-03-2025, warka kooban oo Subaximo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.