Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 08-10-1446 oo waafaqsan 06-04-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.