Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 08-11-1446 oo waafaqsan 06-05-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.
Halkaan ka Degso War Subax 06-05-2025