Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 11-11-1446 oo waafaqsan 09-05-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali.