Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 12-08-1446 oo waafaqsan 1-02-2025, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.