Dhagayso Warka Subaxnimo 13-10-1446.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 13-10-1446 oo waafaqsan 11-04-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.

Halkaan ka Degso War Subax 11-04-2025