Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 15-11-1446 oo waafaqsan 13-05-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.
Halkan ka Degso Warka Subax 13-05-2025.