Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 16-01-1447 oo waafaqsan 11-07-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh.