Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 16-12-1446 oo waafaqsan 12-06-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.
Halkaan ka Degso War Subax 12-06-2025