Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-01-1447 oo waafaqsan 14-07-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.