Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 28-06-1446 oo waafaqsan 29-12-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.
Halkan ka Degso Warka Subax 29-12-2024.