Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 01-12-1446 oo waafaqsan 26-05-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya C/Samad Cabdullaahi.
Halkaan ka Degso Dhuuxa Wareysiyada 27-05-2025.