Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 09-01-1447 oo waafaqsan 03-07-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamad Cali Aadan.
Halkaan ka Degso Dhuuxa Waraysiyada 03-07-2025.