Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 09-10-1446 oo waafaqsan 06-04-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.