Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 11-01-1447 oo waafaqsan 05-07-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya C/Samad Cabdullaahi.
Halkaan ka Degso Dhuuxa Waraysiyada 05-07-2025.