Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 12-01-1447 oo waafaqsan 06-07-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali.