Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 15-12-1446 oo waafaqsan 10-06-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya C/Samad Cabdullaahi.
Halkaan ka Degso Dhuuxa Wareysiyada 10-06-2025.