Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 16-11-1446 oo waafaqsan 13-05-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya C/Samad Cabdullaahi.