Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 21-09-1446 oo waafaqsan 20-03-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya C/fataax Maxamed Qaasim.