Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 28-11-1446 oo waafaqsan 25-05-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya C/Samad Cabdullaahi.
Halkaan ka Degso Dhuuxa Wareysiyada 25-05-2025.