Dhageyso: Kitaabka Haweenka iyo Qur’aanka Sheekh Cabdul Ilaah.[Dersiga 10aad]

0
11

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay dhageystiyaasheeda leedahay meel walbo oo aduunka ka joogaan Ramadaan Mubaarak, Allaah waxaan weydiisanaynaa inuu na waafajiyo kheyraadka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaan.

Inta lagu guda jiro bishaan waxaan dhageystayaasheenna ugu tala galnay duruus Ramadaani ah, waxaana duruustaasi kamid ah kitaabka Haweenka iyo Qur’aanka, waxaana soo jeedinaya Sheekh Cabdul Ilaah.

Halkaan ka Degso Dersiga 10aad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here