Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsDhageyso: Muxaadaro ku Saabsan Soo Dhaweynta Bisha Ramadaan Sh Maxamed Jamaal.

Dhageyso: Muxaadaro ku Saabsan Soo Dhaweynta Bisha Ramadaan Sh Maxamed Jamaal.

Waxaa aad noogu soo foodleh bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay maalmo kooban nooga harsan tahay.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa duruus iyo muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka, waxaana kamid ah muxaadaro uu jeedinayo Sheekh Maxamed Jamaal oo looga hadlayo soo dhaweynta bisha Ramadaan.

Halkaan ka Degso Muxaadarada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.