Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 02-11-1446 oo waafaqsan 29-04-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Faarax Diiriye.
Halkaan ka Degso War Habeen 29 04 2025