Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 02-12-1446 oo waafaqsan 28-05-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya C/Fataax Faarax Diiriye..