Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Sabti ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 03-01-1447 oo waafaqsan 27-06-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Mubaarak Cumar.