Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 06-11-1446 oo waafaqsan 03-05-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Farxaan.
Halkan ka Degso Warka Habeen 03-05-2025.