Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 07-12-1446 oo waafaqsan 02-06-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Farxaan.