Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 09-01-1447 oo waafaqsan 03-07-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Cabdifitaax Faarax.
Halkaan ka Degso Warka Habeen-03-07-2025.