Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Sabti ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 10-01-1447 oo waafaqsan 04-07-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Mubaarak Cumar.
Halkaan ka Degso Warka Habeen 04-07-2025.