Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Sabti ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 14-10-1446 oo waafaqsan 11-04-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Cabdallah Mukhtaar.
Halkan ka Degso Warka Habeen 11-04-2025.