Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 18-10-1446 oo waafaqsan 15-04-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya C/Fataax Faarax Diiriye.