Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 20-11-1446 oo waafaqsan 17-05-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya C/Fataax Faarax Diiriye.
Halkan ka Degso Warka Habeen 17- 05- 2025.