Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 20-12-1446 oo waafaqsan 15-06-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Farxaan Cali Cabdullaahi.
Halkaan ka Degso War Habeen 15-06-2025