Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 21-01-1447 oo waafaqsan 15-07-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Cabdifitaax Faarax.