Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 21-12-1446 oo waafaqsan 16-06-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Farxaan Cali Cabdullaahi.