Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 22-07-1446 oo waafaqsan 21-01-2025, Warka habeennimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Sheekh Cali.