Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Sabti ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 25-12-1446 oo waafaqsan 20-06-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Mubaarak Cumar.