Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 26-09-1446 oo waafaqsan 25-03-2025, Warka habeennimo waxaa soo jeedinaya Cabdallah Mukhtaar.
Audio Player