Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 28-09-1446 oo waafaqsan 27-03-2025, Warka habeennimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ciise.
Faafreeb