Yahuudda oo Duqeymo Horleh oo ay Dad Ku Shahiideen ka Fulisay Marinka Qazza, Iyadoo ay Dhaceen Dagaallo u Dhaxeeya Muqaawamada Falastiin iyo Ciidamada Yahuudda. Inka Badan 20 Askari oo Lagu Dilay Weerarro Kala Duwan oo Ka Dhacay Wadamada Burkiina-Faaso Iyo Niijar.
Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.
Halkaan ka Degso Xubinta-Qalinka Saxaafada 13-07-2025