Maamulka Yahuudda ah ayaa Saacadihii lasoo dhaafay Geestay xasuuqyo ka dhan ah Dadka Shacabka ah ee Ku nool Jiidda Qazza, iyadoona Muqaawamada Falastiin ay Fulliyeen Weeraro lagu Laayay Askarta Yahuudda. Dagaallo Culus oo udhaxeeyay Ciidamada Xukuumadda Khartuum iyo Maleeshiyaadka RSF ayaa kadhacay Dalka Suudaan.
Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.