Inka Badan 100 Qof oo Saacadihii Lasoo Dhaafay Ku Shahiiday Duqeymaha ay Yahuuddu Ka Waddo Marinka Qazza. Ku Dhawaad 30 Askari oo Lagu Dilay Weerarro Culus oo Ka Dhacay Dalalka Burkiina-Faaso, Maali iyo Niger.
Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.